HomeCaalamkaMarkabkii Booyadlaha ee la qafaashay oo Goor dhow la sii daayey

Markabkii Booyadlaha ee la qafaashay oo Goor dhow la sii daayey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Xarunta UK ee La-socodka Hawlgalladda Ganacsiga Badda (The United Kingdom Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa goor dhow sheegtay in la sii daayey Markabkii Booyadlaha ee shalay laga qafaashay meel ka baxsan Xeebaha dalka Imaaraadka Carabta. Markabkaasi oo lagu magacaabo MV Asphalt Princess Tanker waxaa la sheegay inay Dableydii qafaalatay ay isaga degeen Markabka oo haatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta UK ee La-socodka Hawlgalladda Ganacsiga Badda (The United Kingdom Maritime Trade Operations (UKMTO) ayaa goor dhow sheegtay in la sii daayey Markabkii Booyadlaha ee shalay laga qafaashay meel ka baxsan Xeebaha dalka Imaaraadka Carabta.

Markabkaasi oo lagu magacaabo MV Asphalt Princess Tanker waxaa la sheegay inay Dableydii qafaalatay ay isaga degeen Markabka oo haatan ku sugan Badda Arabian Sea.

- Advertisement -

Hadalka ka soo baxay Xarunta UK ee La-socodka Maraakiibta Ganacsiga ayaa lagu sheegay inay Gacan ammaan ah ku jiraan dhamaan Badmaaxiinta iyo Markabkaba.

Shalay ayey ahayd, markii ay dabley hubeysan qafaasheen Markabkaasi oo Calanka Panama ku safrayey, iyadoo Markabka loo jiheeyey Xeebaha dalka Iran.

Dowladda Iran wey beenisay inay Afduubkaasi ka dambeysay, balse, Maraykanka, UK iyo Israel waxay Iran dusha ka saareen Afduubka Markabkaasi iyo kuwo kale oo lagu weeraray Gacan-biyoodka Oman.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts