HomeCaalamkaWeriye u dhashay dalka Belarus oo la xukumay

Weriye u dhashay dalka Belarus oo la xukumay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maxkamad ku taalla dalkaasi waxay shalay xukun ku riday Saxafi lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyey Madaxweynaha dalkaasi, Aleskandr Lukashenko. Xeer-beegtida Maxkamadda waxay Saxafiga ku soo oogtay inuu tirtirtay Qoraal uu ku aflagaadeeyey Madaxweynha oo uu soo dhigay Qeybta Wada-sheekeysiga Barta Bulshadda ee Viber-ka sanadkii hore. Weriye Siyarhey Hardaziyefej oo 50 jir ah waxaa lagu xukumay Xabsi […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla dalkaasi waxay shalay xukun ku riday Saxafi lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyey Madaxweynaha dalkaasi, Aleskandr Lukashenko.

Xeer-beegtida Maxkamadda waxay Saxafiga ku soo oogtay inuu tirtirtay Qoraal uu ku aflagaadeeyey Madaxweynha oo uu soo dhigay Qeybta Wada-sheekeysiga Barta Bulshadda ee Viber-ka sanadkii hore.

- Advertisement -

Weriye Siyarhey Hardaziyefej oo 50 jir ah waxaa lagu xukumay Xabsi dhan 18 bilood iyo ganaax lacageed oo dhan 1,600 oo Dollar.

Ururka Suxufiyiinta dalkaasi waxay cambaareeyeen Xukunka ka dhanka ah Saxfigaasi oo deegaan ahaan ka soo jeeda Degmadda Darahijyan oo masaafo ahaan 300 KM dhanka K/Galbeed kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Minisk.

Dhinaca kale, Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee dalkaasi waxay caddeeyeen inuu Saxafiga la xiray yahay Maxbuus Siyaasadeed.

- Advertisement -

Dalka Belarus waxaa haatan ku xiran 29 Saxafi, kuwaasi oo qaarkooda Xukun-sugayal ah, halka kuwa kalena la xukumay.

Latest stories