HomeCaalamkaDiyaarad ay leedahay Dowlad oo ku burburtay Gobol lagu muransan yahay

Diyaarad ay leedahay Dowlad oo ku burburtay Gobol lagu muransan yahay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Cirka ee Hindiya lahaayeen ayaa ku burburtay Haro ku taalla Waqooyiga Jaamu Kashmiir. Ilo Milliteri ayaa sheegay in Labadii Duuliye ee la socday Helikoptarka ay Baarshuut kaga boodeen Diyaaaraddaasi. Ma cadda waxa sababay burburka Diyaaaradasi oo Duullimaad caadi ah ku jirtay, ka hor intaysan ku dhicin Harada Biyo-xireenka Ranjit Sagar. […]

- Advertisement -

Diyaarad Helikopter oo ay Ciiddanka Cirka ee Hindiya lahaayeen ayaa ku burburtay Haro ku taalla Waqooyiga Jaamu Kashmiir.

Ilo Milliteri ayaa sheegay in Labadii Duuliye ee la socday Helikoptarka ay Baarshuut kaga boodeen Diyaaaraddaasi.

- Advertisement -

Ma cadda waxa sababay burburka Diyaaaradasi oo Duullimaad caadi ah ku jirtay, ka hor intaysan ku dhicin Harada Biyo-xireenka Ranjit Sagar.

Helikoptarada Milliteriga Hindiya waxay soo daabulaan Mas’uuliyiinta si ay Kaalmo u gaarsiiyan dadka ay waxyeeladu ka soo gaareen roobabka culus iyo daadkaka da’ayo dalka Hindiya.

Latest stories