HomeCaalamkaWafuud Shisheeye oo lagu casuumay Caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Iran

Wafuud Shisheeye oo lagu casuumay Caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Iran

Date:

Related stories

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Madaxweynaha la doortay ee Iran, Ibrahim Ra’isi ayaa la filayaa in xilkasi loo caleemo-saaro bishan 5-da, iyadoo lagu casuumay 115 Saraakiil shisheeye oo ka kala socda 73 dal. Wafuud shisheeye oo ay ka mid yihiin 10 Madaxweyne, 20 Guddoomiye Barlamaan, 11 Wasiiro Arrimo Dibadeed, 10 Wasiiro kale, Ergooyin Khaas ah, Guddoomiye-ku-xigeeno Barlamaan iyo Ergooyin Barlamaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha la doortay ee Iran, Ibrahim Ra’isi ayaa la filayaa in xilkasi loo caleemo-saaro bishan 5-da, iyadoo lagu casuumay 115 Saraakiil shisheeye oo ka kala socda 73 dal.

Wafuud shisheeye oo ay ka mid yihiin 10 Madaxweyne, 20 Guddoomiye Barlamaan, 11 Wasiiro Arrimo Dibadeed, 10 Wasiiro kale, Ergooyin Khaas ah, Guddoomiye-ku-xigeeno Barlamaan iyo Ergooyin Barlamaan ayaa lagu casuumay Munaasabadda Caleema-saarka oo Khamiista ee soo socota lagu qaban doono caasimadda dalkaasi ee Tehran.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka ee Fars news Agency waxay sheegtay in sidoo kale la casuumay Madax iyo Saraakiil ka kala socda 11 Ururo Caalami iyo kuwo Gobaleed, oo ay ka mid yihiin QM, Ururka Midowga Europe, Ururka OPEC iyo kuwo kale.

Madaxweynaha cusub ee Iran, Ibraahim Ra’iisi waxa uu ku guuleysatay Doorashadii Madaxtinimada ee dhacday bishii June 18-dii, isagoo helay 62% oo u dhiganta ku-dhawaad 18 million oo Cod.

Latest stories