HomeCaalamkaRa’isul-wasaarihii dalka Armenia oo dib loo doortay

Ra’isul-wasaarihii dalka Armenia oo dib loo doortay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Nikol Pashinyan ayaa mar kale loo magacaabo Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, kadib, markii ay soo sharxeen Xisbiga uu ka tirsan yahay ee CCP oo 71 xubnood ku leh Barlamaanka dalkaasi oo ka kooban 107 Xildhibaan. Madaxweynaha dalkaasi, Armen Sarkissan waxa uu isagana saxiixay Amarka Fulinta ee magacaabistaasi. Dib-u-doorashadda RW hore ee dalka Armenia ayaa timid, kadib, markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nikol Pashinyan ayaa mar kale loo magacaabo Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, kadib, markii ay soo sharxeen Xisbiga uu ka tirsan yahay ee CCP oo 71 xubnood ku leh Barlamaanka dalkaasi oo ka kooban 107 Xildhibaan.

Madaxweynaha dalkaasi, Armen Sarkissan waxa uu isagana saxiixay Amarka Fulinta ee magacaabistaasi.
Dib-u-doorashadda RW hore ee dalka Armenia ayaa timid, kadib, markii la qabtay Doorasho Degdeg ah, silooga hortago Bilooyin ay socdeen Dibadbaxyo lagu codsanayey inuu RW is-casilo.

- Advertisement -

Dibadbaxayaasha waxay ka soo horjeedeen Heshiiskii Nabadda ee RW Pahinyan saxiixay bishii November ee sanadkii hore, oo lagu soo af-jaray dagaalkii Ciiddamada Armenia iyo kuwa Azerbajaan ku dhex maray Gobalka Nagorno Karabakh.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts