HomeCaalamkaGuddoomiyihii hore ee Barlamaanka Tunisia oo mar kale laga helay COVID 19

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Tunisia oo mar kale laga helay COVID 19

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi ee xilka laga qaaday, Rashiid Januuji ayaa dib loogu celiyey Isbitaalka, kadib, markii hal maalin ka hor laga soo saaray Isbitaalka. Rashiid Januuji oo Hoggaamiye ka ah Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Alnahda waxaa haatan lagu daaweynayaa Isbitaalka Milliteri ee magaalladda Tuunis, sida uu sheegay Xoghayaha Warfaafinta ee Barlamaanka dalkaasi, Wasiim Qadirow. Xaalladiisa Caafimaad […]

- Advertisement -

Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi ee xilka laga qaaday, Rashiid Januuji ayaa dib loogu celiyey Isbitaalka, kadib, markii hal maalin ka hor laga soo saaray Isbitaalka.

Rashiid Januuji oo Hoggaamiye ka ah Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Alnahda waxaa haatan lagu daaweynayaa Isbitaalka Milliteri ee magaalladda Tuunis, sida uu sheegay Xoghayaha Warfaafinta ee Barlamaanka dalkaasi, Wasiim Qadirow.

- Advertisement -

Xaalladiisa Caafimaad ayaa ka sii dartay, iyadoo muddo hal Isbuuc ah laga daaweynayey Infekshinka Coronavirus oo horey looga helay bishii la soo dhaafay ee July 13-dii.

 

 

Latest stories