HomeCaalamkaDagaalamayaal weeraray Xabsi, oo la wada dilay

Dagaalamayaal weeraray Xabsi, oo la wada dilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ku-dhawaad 40 Dagaalame oo ka tirsan Kooxda Daalibaan ayaa lagu dilay weerar ay ku qaadeen Xabsi ku yaalla magaalladda Lashkar Gah ee K/Galbeed ee dalkaasi. Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Afganistan, Fawad Amaan ayaa sheegay inay Ciiddanka Dowladda ay dileen 38 Dgaalame, halka ay 2 kalena dhaawacmeen, kadib, markii ay ku fashilmeen Isku-daygaasi. Afhayeenka waxa kale oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhawaad 40 Dagaalame oo ka tirsan Kooxda Daalibaan ayaa lagu dilay weerar ay ku qaadeen Xabsi ku yaalla magaalladda Lashkar Gah ee K/Galbeed ee dalkaasi.

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Afganistan, Fawad Amaan ayaa sheegay inay Ciiddanka Dowladda ay dileen 38 Dgaalame, halka ay 2 kalena dhaawacmeen, kadib, markii ay ku fashilmeen Isku-daygaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa kale oo uu sheegay inay Boqolaal ka tirsan Ciiddanka Komaandooska u dabuleen magaalladda Lashkar Gah, si ay u badbaadiyaan Dadka Rayidka ee ku nool Deegaankaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts