HomeWararBaarlamaanka Koonfur galbeed oo soo gaba-gabayeey doorashada 5-Senatar

Baarlamaanka Koonfur galbeed oo soo gaba-gabayeey doorashada 5-Senatar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed, ayaa soo gunaanaday doorashadda shan kursi kamid ah 8-senatar ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Koonfur galbeed. Shanta Senater cusub ee kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ayaa labo kamid ah waxaa ay yihiin dumar, dowlad goboleed Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa noqonaya dowlad goboleedkii labaad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed, ayaa soo gunaanaday doorashadda shan kursi kamid ah 8-senatar ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo laga soo doorto Koonfur galbeed.

Shanta Senater cusub ee kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ayaa labo kamid ah waxaa ay yihiin dumar, dowlad goboleed Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa noqonaya dowlad goboleedkii labaad ee qabta doorashada kuraasta aqalka sare kadib Jubbaland.

- Advertisement -

5-ta Senater ee ku guuleystay kamid noqoshada Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka sare ayaa waxaa ay kala yihiin.

Sen. Ayaan Aadan Cabdullahi
Sen. Samsam Ibraahim Cali
Sen. Aadan Cabdinaasir Maxamed
Sen. Xuseen Maxamed Daahir
Sen. Maxamuud Maxamed Cabdinuur

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts