HomeCaalamkaMadaxweynaha Tanzania oo Booqasho ku tageysa Caasimadda Kigali

Madaxweynaha Tanzania oo Booqasho ku tageysa Caasimadda Kigali

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweyne Saamiya Suhulu Xasan waxaa la filayaa inay berrito booqasho rasmi uga bilaabanto  Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali, iyadoo Kulan la qaadan doonta dhigeeda dalkaasi, Paul Kagame. Madaxweynaha Tanzania oo muddo 2 maalmood ku sii nagaan doonta magaalladda Kigali waxay Madaxweyne Paul Kigambe kala xaajoon doontaa Ajendayaasha danaha Guud ee labada dal, Dhismaha Khadka Tareenka […]

- Advertisement -

Madaxweyne Saamiya Suhulu Xasan waxaa la filayaa inay berrito booqasho rasmi uga bilaabanto  Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali, iyadoo Kulan la qaadan doonta dhigeeda dalkaasi, Paul Kagame.

Madaxweynaha Tanzania oo muddo 2 maalmood ku sii nagaan doonta magaalladda Kigali waxay Madaxweyne Paul Kigambe kala xaajoon doontaa Ajendayaasha danaha Guud ee labada dal, Dhismaha Khadka Tareenka ee isku xiraya labada dal iyo Deganaanshaha dalka Mosombiik.

- Advertisement -

Tan iyo markii Saamiya Suluhu Xasan loo doortay Madaxweynaha Tanzania waxay booqatay dalalka Kenya, Uganda iyo Burundi, waana booqashadeedii ugu badnayd marka loo eego socdalkii Madaxweynihii ay xilka kala wareegtay ee John Pombe Magufuli.

Latest stories