HomeCaalamkaIsmaaciil Haniyah oo mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Ururka Xamaas

Ismaaciil Haniyah oo mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Ururka Xamaas

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dhaqdhaqaaqa Islaamiga Reer Falastiinee XAMAAS waxay maanta sheegeen inay Ismaaciil Haniyah mar kale u doorteen Hogagamiyahooda Sare. Ismaaciil Haniyah oo Masaafuris ahaan dibedda ugu noolaa labadii sano ee la soo dhaafay waxaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Golaha Shuuradda ee XAMAAS muddo 4 sano ah. Waxa uu horey Gacan-yare uga ahaa Hoggaamiyihii XAMAS, Sheekh Axmed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhaqdhaqaaqa Islaamiga Reer Falastiinee XAMAAS waxay maanta sheegeen inay Ismaaciil Haniyah mar kale u doorteen Hogagamiyahooda Sare.

Ismaaciil Haniyah oo Masaafuris ahaan dibedda ugu noolaa labadii sano ee la soo dhaafay waxaa mar kale loo doortay Hoggaamiyaha Golaha Shuuradda ee XAMAAS muddo 4 sano ah.

- Advertisement -

Waxa uu horey Gacan-yare uga ahaa Hoggaamiyihii XAMAS, Sheekh Axmed Yaasiin, kaasi oo ay Israel ku dishay Duqeyn Diyaaradeed sanadkii 2004-tii.

Hoggaamiyha cusub ee Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS waxa uu ka tegay magaalladda Qasa sanadkii 2019-kii, isagoo marba ku nool dalka Turkiga ama Qatar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts