HomeCaalamkaIran oo beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab ay...

Iran oo beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab ay laheyd Israa’iil

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Iran ayaa beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay laheyd Israa’iil kaas oo marayay xeebaha Cummaan labo maalmood ka hor. Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa sheegay in eedeymaha loo jeediyay ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona laheyn. Israa’iil ayaa ku eedaysay dowladda Iiraan inay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iran ayaa beenisay inay ku lug laheyd weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay laheyd Israa’iil kaas oo marayay xeebaha Cummaan labo maalmood ka hor.

Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa sheegay in eedeymaha loo jeediyay ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona laheyn.

- Advertisement -

Israa’iil ayaa ku eedaysay dowladda Iiraan inay ka dambaysay weerar lagu qaaday markabka shidaalka.

Waxaana weerarka ku dhintay labo kamid ah shaqaalaha markabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts