HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Duqeyn ka dhacday Afganistan

Dad ku geeriyooday Duqeyn ka dhacday Afganistan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ugu yaraan 5 qof oo rayid ah oo 2 ka mid carruur yihiin ayaa ku geeriyootay Hoobiye ku habsaday gaari Taksi oo ay la socdeen Gobalka Khandahaar ee Koonfurta dalkaasi, inkaastoo ay Daalibhaan beeniyeen arrintaasi. Afhayeenka Boliska Gobalka, Jamaal Naasir Barekzaay waxa uu ku eedeeyey Ururka Daalibaan inay ka dambeeyeen Weerarkaasi. Dhinaca kale, Dagaalamayaasha Daalibaan […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 5 qof oo rayid ah oo 2 ka mid carruur yihiin ayaa ku geeriyootay Hoobiye ku habsaday gaari Taksi oo ay la socdeen Gobalka Khandahaar ee Koonfurta dalkaasi, inkaastoo ay Daalibhaan beeniyeen arrintaasi.

Afhayeenka Boliska Gobalka, Jamaal Naasir Barekzaay waxa uu ku eedeeyey Ururka Daalibaan inay ka dambeeyeen Weerarkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa qarka u saaran inay la wareegaan Saddex Gobal oo ku yaalla Koonfurta iyo Galbeedka dalkaasi.

Afhayeenka Milliteriga Afganistan, Jeneral Ajmal Omar Shinwari ayaa sheegay inay xaallad khatar ah ka jiraan Goballadaasi, isla markaana ay Ciiddanka iska caabonayaan inay Daalibaan la wareegaan Gobalka Helmand.

Guddoomiyaha Golaha Maamulka ee Gobalka Helmand, Aayatullaahi Afqaan waxa uu sheegay inay Daalibaan kordhiyeen weerarada ay ku hayaan Ciiddanka ku sugan Caasimadda Gobalkaasi ee Lashkar Gaah.

Latest stories