HomeCaalamkaDaacish oo weerar gaadmo ah ku dishay Askar ku sugneyd Bar Koontarool

Daacish oo weerar gaadmo ah ku dishay Askar ku sugneyd Bar Koontarool

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maleeshiyo taabacsan Daacish ayaa la sheegay inay weerar gaadmo ah ku qaadeen Bar Kontorool oo ay Ciiddanka Masaarida ku leeyihiin Gacan-biyoodka Siinaay ee Waqooyiga dalkaasi. Saraakiisha ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay ugu yaraan 5 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi, iyadoo 6 kalena lagu dhaawacay. Maleeshiyada oo aad u hubeysnaa waxay kaloo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyo taabacsan Daacish ayaa la sheegay inay weerar gaadmo ah ku qaadeen Bar Kontorool oo ay Ciiddanka Masaarida ku leeyihiin Gacan-biyoodka Siinaay ee Waqooyiga dalkaasi.

Saraakiisha ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay ugu yaraan 5 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalkaasi, iyadoo 6 kalena lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Maleeshiyada oo aad u hubeysnaa waxay kaloo weerareen Degmadda Shiikh Zuweyd iyo Isbitaal Milliteri oo ku yaalla magaalladda Al-Cariish ee kaabiga ku haysa Badda Mediterranean-ka.

Dhinaca kale, Ciiddanka Ammaanka waxay sheegeen inay Iska-horimaadkaasi ku dileen 3 ka tirsan Maleeshiyadii Daacish ee weerarka soo qaaday.

Milliteriga Masar waxay Maleeshiyooyin kula dagaalamayaan  qeybo ka mid ah Gacan-biyoodka Siinaay tan iyo markii ay Ciiddanka xilka ka tureen Madaxweynihii La-doortay ee dalkaasi , Maxamed Mursi sanadkii 2013-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts