HomeWararGuddiyada Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo Maanta kulan gaar ah yeeshay

Guddiyada Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo Maanta kulan gaar ah yeeshay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta kulan la qaatay xubnaha Guddiga Baarlamaanka Maamulka ee qabashada doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka dhexmaray Guddiyada doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta howlaha doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare iyo xoojinta wadashaqeynta ka dhexeeysa labada Guddi.

Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed Yuusuf Cabduqaadir Maxamed ayaa kulan ka sheegay inay labada Guddi horyaalan shaqooyin adeg oo loo baahan yahay in lagu qabto si Cadaalad ah.

Kulankaan ayaa kusoo aaday, iyada oo Guddiga uu Madaxweyne Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ka codsadeen inuu soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta u tartameysa Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka, si loo qabto doorashada.

Si kastaba Maamulka Jubbaland oo kaliya ayaa qabtay doorashada Aqalka Sare, halka weli uusan jirin dhaq-dhaqaaqyo kale oo ka socda maamul Goboleedyada oo ku aadan qabshada doorashadaas oo dib u dhac ku yimid.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories