HomeCaalamkaXaaskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii dalka Haiti oo u dhooftay Maraykanka

Xaaskii uu ka geeriyooday Madaxweynihii dalka Haiti oo u dhooftay Maraykanka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Martin Moise iyo Carruurteeda ayaa la sheegay inay gaareen Gobalka Florida ee K/Bari ee dalka Maraykanka. Wakaalladda Wararka Haiti 24 News Agency ayaa sheegtay in Xaaskii Madaxweynihii hore ee dalka Haiti, Jovenel Moise oo dhaawacan la filayo inay la xiriirto Isbitaalka, si ay u sii wadato Daaweyntii u socotay. Bishan July 17-dii ayey dib ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Martin Moise iyo Carruurteeda ayaa la sheegay inay gaareen Gobalka Florida ee K/Bari ee dalka Maraykanka.

Wakaalladda Wararka Haiti 24 News Agency ayaa sheegtay in Xaaskii Madaxweynihii hore ee dalka Haiti, Jovenel Moise oo dhaawacan la filayo inay la xiriirto Isbitaalka, si ay u sii wadato Daaweyntii u socotay.

- Advertisement -

Bishan July 17-dii ayey dib ugu laabatay dalkeeda hooyo, iyadoo ka qeyb gashay Aaska Saygeeda oo bishan July 7-dii lagu toogtay gurigiisa.

Booliska Haiti waxay sheegeen in la aqoonsaday 28-kii Eedeysane ee dilay Madaxweynihii dalkaasi, lana soo xiray 26 ka mid ah Eedeysanayaasha oo ay ku jiraan 18 u dhashay dalka Kolombiya iyo 3 Maraykan ah.

Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon waxay xaqiijiyeen in 7 ka mid ah Eedeysanayaasha u dhashay Kolombiya ay tababar Milliteri ku soo qaateen gudaha Maraykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts