HomeCaalamkaHoggaamiyihii Muslimiinta Shiicada ee dalka Nigeria oo la sii daayey

Hoggaamiyihii Muslimiinta Shiicada ee dalka Nigeria oo la sii daayey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Maxkamadda Sare ee magaalladda Kaduuna ee Waqooyiga dalkaasi waxay amartay in Xabsiga laga sii dayo Hoggamiyahaasi, Sheekh Ibraahim Zazaki iyo Xaskiisa, Zeenah Ibraahim oo xirnaa in ka badan 5-sano. Maxkamaddu waxay ku weyday Eedeymihii loo haystay Hoggaamiyahaasi iyo Xaaskiisa oo ay ka mid ahaayeen dil, Shirar aan sharci lahayn iyo carqaladaynta Nabadda Bulshadda. Sheekh Ibraahim […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee magaalladda Kaduuna ee Waqooyiga dalkaasi waxay amartay in Xabsiga laga sii dayo Hoggamiyahaasi, Sheekh Ibraahim Zazaki iyo Xaskiisa, Zeenah Ibraahim oo xirnaa in ka badan 5-sano.

Maxkamaddu waxay ku weyday Eedeymihii loo haystay Hoggaamiyahaasi iyo Xaaskiisa oo ay ka mid ahaayeen dil, Shirar aan sharci lahayn iyo carqaladaynta Nabadda Bulshadda.

- Advertisement -

Sheekh Ibraahim Zazaki waxa uu hoggaamiye ka yahay Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Nigeria, wuxuuna Xabsiga ku jiray tan iyo sandkii 2015-kii, iyadoo aan wax Dacwad ah lagu soo oogin.

Xarigiisa ayaa yimid, kadib, markii ay Taageerayaashiisa iyo Ciiddanka Dowladda ku dagaalameen magaallada Zariya oo ku taalla Waqooyiga Nigeria.

Rabshadahaasi waxaa lagu dilay ugu yaraan 375 ka mid ah Taageerayaasha Hoggaamiyahaasi, sida ay Saraakiisha Hay’adaha Amaanka dalkaasi sheegeen, balse, Dhaqdhaqaaqa Islaamiga Nigeria waxay tirada dhimashada gaarsiiyeen in ka badan kun qof oo ka mid ah Taageerayaashooda.

- Advertisement -

Dadka lagu dilay Rabshadahaasi waxaa ka mid ah 3 carruur oo uu dhalay Sheekh Ibraahim Zazaki.

Latest stories