HomeCaalamkaTobaneeyo qof oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari

Tobaneeyo qof oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 18 shaqaale ayaa geeriyootay, halka 24 kalena ku dhaawacmeen, kadib, markii uu jiiray Gaari xilli ay dhinac jiifeen Waddo Weyn oo ku taalla Waqooyiga dalka Hindiya. Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inuu Shilkaasi saqdii dhexe ee xalay ka dhacay Waddo Hayweey ah oo ku taalla Degmadda Barabanki oo 30 KM dhanka W/bari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 18 shaqaale ayaa geeriyootay, halka 24 kalena ku dhaawacmeen, kadib, markii uu jiiray Gaari xilli ay dhinac jiifeen Waddo Weyn oo ku taalla Waqooyiga dalka Hindiya.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inuu Shilkaasi saqdii dhexe ee xalay ka dhacay Waddo Hayweey ah oo ku taalla Degmadda Barabanki oo 30 KM dhanka W/bari kaga toosan Caasimadda Gobalka Uttar Paradesh ee Luknow.

- Advertisement -

Maamulayaasha Deegaanka waxay iyagna sheegeen in Shaqaalaha geeriyooday ay la socdeen Bas nooca Labada Dabaq oo ay cillad qabsatay, xilli uu ku wajahnaa Gobalka Bihaar ee Waqooyiga dalkaasi.

Wararku waxay sheegayaan inuu Gaari Xamuul ah jiiray Shaqaalahaasi oo badankooda dhinac jiiftay Waddo Hayway oo ay inta badan isticmaalaan Gaadiidka Xamuulka.

Dhinaca kale, Sanad kasta waxaa la sheegaa inay in ka badan 100,000 oo qof ku geeriyoodaan shilalka ka dhaca Waddooyinka dalkaasi, sida ay sheegeen Boliska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts