HomeWararXukuumadda iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay dib u dhiska Ciidamada

Xukuumadda iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay dib u dhiska Ciidamada

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandigga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji iyo ASG Lisa Filipetto oo ah kaaliyaha Wakiilka gaarka ah ee u qaabilsan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay arrimaha Soomaaliya ayaa shir gudoomiyay kulan ku qabsoomay aaladda fogaan aragga ah ZOOM , Ujeedka kulanka ayaa ah sidii loo sii wadi lahaa kaalmada deeq bixiyaasha ay ku taageerayaan […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandigga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji iyo ASG Lisa Filipetto oo ah kaaliyaha Wakiilka gaarka ah ee u qaabilsan Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay arrimaha Soomaaliya ayaa shir gudoomiyay kulan ku qabsoomay aaladda fogaan aragga ah ZOOM ,

Ujeedka kulanka ayaa ah sidii loo sii wadi lahaa kaalmada deeq bixiyaasha ay ku taageerayaan Ciidanka Xoogga Dalka iyo dardargalinta ololaha dib u dhiska Ciidanka.

- Advertisement -

Kulanka waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka iyo Safaaradaha Dowladaha Saaxiibada la ah Soomaaliya , Waxaana si qota dheer loo gorfeeyay sida lagama maarmaanka ay u tagay Joogteynta taageerada la siiyo Ciidanka XooggaDalkaSoomaaliyeed.

Sidoo kale Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa kulanka ku soo bandhigtay Howlaha hortabinta leh ee u qabsoomay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska ciidanka.

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska Xoogga dalka ayaa wada qorshe ballaaran oo ku aadan tayeynta iyo Horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo dagaal adag kula jira Al-Shabaab.

Latest stories