HomeWararHirshabeelle oo Maamul cusub u magacaawday Matabaan (Wareegto)

Hirshabeelle oo Maamul cusub u magacaawday Matabaan (Wareegto)

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Macamed Cali Caadle ayaa Maamul cusub u magacaabay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle. Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Matabaan Hiiraan, kadib Wareegto Maanta oo talaado ah kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Caadle. Sidoo kale Guddoomiye ku-xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Macamed Cali Caadle ayaa Maamul cusub u magacaabay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle.

Maxamed Sheekh Maxamuud (Dhoobeey) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Matabaan Hiiraan, kadib Wareegto Maanta oo talaado ah kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maxamed Caadle.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Matabaan ayaa loo magacaabay Ducaale Aadan Cabdi, waxaana labadan Guddoomiye ee la magacaabay bedelayaan Guddoomiyeyaashii hore ee degmadaas.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Caadle ayaa laamaha amniga degmada iyo shacabka Matabaan faray inay la shaqeyaan Mas’uuliyiintaan cusub, iyagoona laga dalbaday labadooda inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista ee la soo saaray.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts