HomeCaalamkaWasiir shaqadiisii ku waayay Cudurka halista ah ee COVID-19 dartiis

Wasiir shaqadiisii ku waayay Cudurka halista ah ee COVID-19 dartiis

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka caafimaadka ee dalka Tunuusiya Faouzi Mehdi ayaa shaqada laga ceyriyay iyadoo wadanku uu la daalaa dhaceyo la tacaalidda tirada sii kordheysa ee kiisaska fayrska karona. Korarka kiisaska ayaa qasbay inay gabaabsi noqdaan adegyadii caafimaadka waxaana jira oksijiin yari ka jirta isbitaalada ku yaalla dhowr gobol oo dalkaas ka tirsan . Horraantii bishaan afhayeen u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka caafimaadka ee dalka Tunuusiya Faouzi Mehdi ayaa shaqada laga ceyriyay iyadoo wadanku uu la daalaa dhaceyo la tacaalidda tirada sii kordheysa ee kiisaska fayrska karona.

Korarka kiisaska ayaa qasbay inay gabaabsi noqdaan adegyadii caafimaadka waxaana jira oksijiin yari ka jirta isbitaalada ku yaalla dhowr gobol oo dalkaas ka tirsan . Horraantii bishaan afhayeen u hadlay wasaaradda caafimaadka ayaa xaaladda ku tilmaamay “musiibo”.

- Advertisement -

La-taliye ka tirsan wasaaradda caafimaadka ahna madaxa xarunta tallaalka Palais des Congrès ee Tunuusiya, Rafla Tej Dellagi, ayaa sheegtay in xaaladdu dalka ee cudurka ay marayso meel halis ah .

“Uma maleynayo inaan gaarnay heerkii ugu sarreeyay haddana nidaamka caafimaad ee dalka wuxuu ku jiraa xaalad khatar ah: kaliya ma ahan inaan gaarnay qiyaastii 200 dhimasho ah maalin kasta … balse sidoo kale adeegyada daryeelka bukaannada, isbitaallada la dhigo, sariiraha oksijiinta ayaa xilligan sarreeya” ayay tiri Rafla Tej.

Waxay sheegtay in Tunuusiya ay u baahan tahay inay si dhab ah u xoojiso barnaamijkeeda talaalka si looga hortago faafida cudurka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts