HomeCaalamkaRa'iisul Wasaaraha la doortay ee Haiti oo magacaabay Xukuumad Cusub

Ra’iisul Wasaaraha la doortay ee Haiti oo magacaabay Xukuumad Cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dr. Aryel Henry oo 71 jir ah ayaa loo doortay RW Cusub ee dalkaasi, 3 isbuuc kadib, dilkii Madaxweyne Jovenal Moyse. RW cusub oo ah Dhakhtar ku takhasusay qaliinka Maskaxda waxa uu soo magacaabay Xukuumad ka kooba  18 Wasiir, iyadoo xilalkoodii loo dhaafay Wasiiradii hore ee Wasaaradaha Caddaalada, Beeraha, Dhaqaalaha iyo Maaliyadda. Sii-hayihii Xilka Ra’isul-wasaaraha […]

- Advertisement -
Dr. Aryel Henry oo 71 jir ah ayaa loo doortay RW Cusub ee dalkaasi, 3 isbuuc kadib, dilkii Madaxweyne Jovenal Moyse.
RW cusub oo ah Dhakhtar ku takhasusay qaliinka Maskaxda waxa uu soo magacaabay Xukuumad ka kooba  18 Wasiir, iyadoo xilalkoodii loo dhaafay Wasiiradii hore ee Wasaaradaha Caddaalada, Beeraha, Dhaqaalaha iyo Maaliyadda.
Sii-hayihii Xilka Ra’isul-wasaaraha Haiti,  Kalude Josef waxaa loo dhaafay xilkiisii hore ee Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi.
Magacaabista RW cusub ee Haiti ayaa timid, kadib, markii ay taageereen Kooxda Caalamiga ee Core Group oo ka kooban Danjirayaasha dalalka Maraykanka, Jarmalka, Brazil, Faransiiska,  Kanada, Spain, QM, EU-da iyo Ururka dowladaha Latin America.
Dhinaca kale, Tirada Eedeysanayaasha loo qabtay dilkii Madaxweynihii hore ee Haiti ayaa gaartay 26 qof oo 2 la mid ka tirsan yihiin Saraakiisha Boliska dalkaasi.
Madaxweynihii Haiti oo la dilay bishan July 77-dii ayaa la filayaa in maydkiisa Jimcaha lagu aaso magaallaada Keeb Haytiyan ee ku taallo Waqooyiga dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts