HomeCaalamkaDiyaarad ku jirtay howlgal lagula dagaalamayey Koox hubeysan oo burburtay

Diyaarad ku jirtay howlgal lagula dagaalamayey Koox hubeysan oo burburtay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee dalka Faransiiska ayaa xaqiijisay in Diyaarad Dagaal oo ay lahaayeen at shalay ku burburtay dalka Mali, xilli ay Diyaaradda ku jirtay Hawlgalka BARKHANE ee lagula dagaalamayey Kooxaha hubeysan ee ka dagaalanta dalka Mali.

Qoraalka ayaa lagu sheegay inay labadii Duuliye ee la socday Diyaaradaasi ay ka boodeen Diyaaradda, iyadoo mid ka mid ah uu dhaawacyo fudud soo gaareen.

- Advertisement -

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Miraaj 2000 D Jet ayaa waxay ku dhacday Gobalka Hombari ee Waqooyiga dalka Maali.

Wasaaradda Difaaca ee Faransiiska waxay kaloo sheegtay inay bilaabeen Baaritaano la xiriira waxa sababay Burburka Diyaaradda Dagaalka ee ku dhacday dalka Mali.

Kumanaan Askar Faransiis ayaa ku sugan dalkaasi, kuwaasi oo qeyb ka ah Hawlgalka Dagaalka ee BARKHANE.

Latest stories