HomeCaalamkaHoggaamiyihii u horeeyey ee Dal Carbeed oo la kulmi doona Joe Biden

Hoggaamiyihii u horeeyey ee Dal Carbeed oo la kulmi doona Joe Biden

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Boqor Cabdalla-ha Labaad ee dalka Urdun ayaa la filayaa inuu Madaxweynaha Maraykanka maanta oo Isniin ah kula kulmo Aqalka Cad ee magaalladda Washington, wuxuuna noqon doonaa Hoggaamiyihii Carbeed ee u horeeyey ee la kulma Joe Biden tan iyo markii loo doortay Xilkasi.

Kulankooda waxay diirada ku saari doonaan Caqabadaha badan ee soo wajahay dalalka Bariga Dhexe iyo Doorka Urdun ee Nabadda iyo Deganaanshaha Mandiqada.

- Advertisement -

Maraykanka waxay u arkaan dalka Urdun sidii Qalab lagu xalin karo Xiisadaha u dhexeeya Falastiin iyo Israel iyo Arrimaha dalka Syria.

Dhinaca kale, Boqor Cabdalla-ha Labaad ee dalka Urdun waxa uu booqasho ku joogay Maraykanka tan iyo bishan July Kowdeedii, isagoo la kulamy Taliyaha Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka Kenneth McKenzie iyo Taliyaha Taliska Hawlgalladda Khaaska ee Milliteriga dalkaasi, Richard Clarke.

Boqorka Urdun waxa kale oo uu ka qeyb galay Madasha Dhaqaalaha ee Sun Valley Economic Forum oo lagu qbtay Gobalka Idaho ee dalka Maraykanka.

Latest stories