HomeCaalamkaDad fal dambigeedyo gacmaha kula jiray oo lagu xiray Magaalada Addis Ababa

Dad fal dambigeedyo gacmaha kula jiray oo lagu xiray Magaalada Addis Ababa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidanka booliiska magaalada Addis Ababa, ayaa ku dhawaaqey iney xireen in ka badan 320 qof. Dadkan la xir xirey ayaa lagu eedeeyey iney ka wadeen magaalada hawl gal la xiriira TPLF, iyadoo la qabtey hub aad u tiro badan. Madaxa booliiska Addis Ababa, Getu Argaw, ayaa ku sheegay bogga ay ku leeyihiin baraha bulshada, in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka booliiska magaalada Addis Ababa, ayaa ku dhawaaqey iney xireen in ka badan 320 qof.

Dadkan la xir xirey ayaa lagu eedeeyey iney ka wadeen magaalada hawl gal la xiriira TPLF, iyadoo la qabtey hub aad u tiro badan.

- Advertisement -

Madaxa booliiska Addis Ababa, Getu Argaw, ayaa ku sheegay bogga ay ku leeyihiin baraha bulshada, in dadka la xirey ay fal dambigeed gacmaha kula jireen markii lasoo qabqabtey, haatanna uu baaritaan ku socdo.

Sidoo kale, waxaa jira warar sheegaya iney jiraan dad kaloo la xirey, kuwaasoo su’aalo laga weeydiinayo sababta ay uggu xadgudbeen calanka Itoobiya, mar ay ku sugnaayeen goobaha lagu caweeyo iyo madadaalada.

Xiritaanka dadka waxaa raacsan in booliiska ay gacanta ku dhigeen hub fara badan, sida uu sheegay madaxa booliiska.

- Advertisement -

Intii lagu guda jirey hawlgalkii dadka bada lagu soo qaqabtay, ayaa booliiska waxey baaritaan ku sameeyeen 793 dukaan, goobo lagu caweeyo, hoteello iyo xarumo ganacsi oo kale, kuwaasoo sida ay sheegeen booliiska lagu tuhmay iney halis ku yihiin ammaanka Itoobiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts