HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qarax ka dhashay shidaal la boobayey

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhashay shidaal la boobayey

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

13 qof oo Kenyan ah ayaa la xaqiijiyey inay maanta ku geeriyoodeen qarax ka dhashay  shidaal ay ka dhuranayeen Gaari Booyadle oo shil darteeda ugu qalibmay Deegaanka Malanga ee u dhexeeya Wadadda isku xirta Degmooyinka Kisumu iyo Busia.

Shilkaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay 11 qof oo ay carruur ku jireen, kuwaasi oo uu soo gaaray dhaawaacyo gubasho daran ah.

- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Boliska ayaa sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto oo Axad ah ay fool-ka-fool isugu dhaceen Gaari Booyadle Shidaal iyo Gaari kale oo Caano waday.

Gaariga Booyadlaha ee shidaalka waday waxa uu ku sii jeeday Degmadda Busiya, halka Gaariga Tareelka ee Caanaha waday wka yimid Degmadda Busiya, wuxuuna ku wajahnaa Degmadda Kisumu.

Latest stories