HomeCaalamkaToogasho sababtay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacday Mareykanka

Toogasho sababtay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacday Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Gabar 6-jir ahayd ayaa lagu dilay, 6 qof oo kalena waa lagu dhaawacay Toogsho xalay ka dhacday Caasimadda dalkaasi ee Washington. Telefishinka CNN-ka ee dalkaasi oo soo xiganaya Boliska ayaa baahiyey inuu weerarkaasi dhacay 11-ka Fiidnimo ee xalay, iyadoo gabadha yar u geeriyootay dhaawacyo ka soo gaaray Toogashadaasi. Boliska waxay kaloo sheegeen in 3 nin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gabar 6-jir ahayd ayaa lagu dilay, 6 qof oo kalena waa lagu dhaawacay Toogsho xalay ka dhacday Caasimadda dalkaasi ee Washington.

Telefishinka CNN-ka ee dalkaasi oo soo xiganaya Boliska ayaa baahiyey inuu weerarkaasi dhacay 11-ka Fiidnimo ee xalay, iyadoo gabadha yar u geeriyootay dhaawacyo ka soo gaaray Toogashadaasi.

- Advertisement -

Boliska waxay kaloo sheegeen in 3 nin iyo 2 haween ah dhaawacyo ka soo gaareen Toogashadaasi, inkastoo aysan Noloshooda khatar ku jirin

Ma jirto cid loo soo xiray Toogashdaasi, waxayna Boliska weli wadaan Baaritaanada dadkii ku lugta lahaa Weerarkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts