HomeCaalamkaTirada dadka ku dhintay Daadaadkii  ku dhuftay Jarmalka oo sii korortay

Tirada dadka ku dhintay Daadaadkii  ku dhuftay Jarmalka oo sii korortay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wargeyska Afka dheer ee The Blid ee ka soo baxa dalkaasi ayaa qoray in 133 qofku geeriyoodeen Daadaadkii iyo Fatahaadii ka dhacday Gobalo ku yaalla Galbeedka dalkaasi. Wargeyska oo Boliska soo xigtay ayaa qoray inay in ka badan 100- qof u dhinteen Cimilada oo xumaatay, iyadoo ugu yaraan 43 ka mid ah tiradaasi ay ku geeriyoodeen Gobalka  NORTH […]

- Advertisement -

Wargeyska Afka dheer ee The Blid ee ka soo baxa dalkaasi ayaa qoray in 133 qofku geeriyoodeen Daadaadkii iyo Fatahaadii ka dhacday Gobalo ku yaalla Galbeedka dalkaasi.

Wargeyska oo Boliska soo xigtay ayaa qoray inay in ka badan 100- qof u dhinteen Cimilada oo xumaatay, iyadoo ugu yaraan 43 ka mid ah tiradaasi ay ku geeriyoodeen Gobalka  NORTH RINELAND PALATINATE, halka ay 90 kalena ku geeriyoodeen Gobalka kale ee  lagu magacaabo RINELAND PALATINATE.

- Advertisement -

Shaqaalaha Gurmadka iyo Milliteriga Jarmalka ayaa ka qeyb qaadanayo Hawlgalka Gurmadka ee lagu gargaarayo dadka ay waxyeelladu ka soo gaartay Daadadkaasi.

Ku-dhawaad 1,300 qof ayaa lagu la’ yahay daadadka ku dhuftay Galbeedka Jarmalka, iyadoo Koronta la’aanta saamaysay 165,000 oo Macamisha Shirkadda Korontada ee WESTNETES oo ah Shirkadda ugu weyn ee bixisa Adeega Korantada ee dalka Jarmalka

Latest stories