HomeCaalamkaMuhaajiriin ku geeriyootay Dab ka kacay Guryo ay deganaayeen

Muhaajiriin ku geeriyootay Dab ka kacay Guryo ay deganaayeen

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

3 Rag Muhaajiriin oo u dhashay dalka Nigeria ayaa geeriyootay, 13 kalena si xun ayey u dhaawacmeen, Isku-day ay kaga baxsan lahaayeen Dabkaasi oo saakayto ka kacay Dhismaha Guryaha Dadweynha oo ay dad Muhaajiriin ah deganaayeen oo ku yaalla Degmadda Falamants ee magaalladda Marseyle. Ilo dhanka Garsoorka ayaa sheegay in Gabar yar oo 2 jir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

3 Rag Muhaajiriin oo u dhashay dalka Nigeria ayaa geeriyootay, 13 kalena si xun ayey u dhaawacmeen, Isku-day ay kaga baxsan lahaayeen Dabkaasi oo saakayto ka kacay Dhismaha Guryaha Dadweynha oo ay dad Muhaajiriin ah deganaayeen oo ku yaalla Degmadda Falamants ee magaalladda Marseyle.

Ilo dhanka Garsoorka ayaa sheegay in Gabar yar oo 2 jir ah iyo Nin Oday ka mid yihiin dadka sida xun ugu dhaawacmay Dabkaasi.

- Advertisement -

Taliyaha Boliska magaalladda Marseyle, Frederiik Kamileri oo la hadashay Wakaalladda Wararka Faransiiska ee AFP ayaa sheegtay inuu dabku ka dhashay Marinada Farsamada ee dhex mara Dhismahaasi oo qadiimi ah.

Waxay kaloo xustay in Dhismaha uu dabku ka kacay xuddun u ahayd Ganacsiga Daroogada, iyadoo ay xiisadi ka dhex aloosan tahay Dadka Deegaanka iyo Kooxaha Daroogada Tahriibiya.

Ku-xigeenka Duqa magaallada Marseyle, Saamiya Qaali waxay tilmaamtay in Dhismaha Dadweynaha yihiin kuwo aan la isku halayn Karin oo khatar ugu jira inay soo dumaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maamulka Magaalladdaasi waxay sheegeen inay ka shaqeynayaan sidii Muhaajiriinta badbaaday loo dejin lahaa Hoy kale.

Milkiilaha Dhismaha uu dabku ka kacay waxa uu sheegay inuu Dhismahaasi ku jira Liiska dhismyaasha la burburin lahaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts