HomeCaalamkaJoe Biden oo la kulmi doona Ra’isul-Wasaaraha dalka Iraq

Joe Biden oo la kulmi doona Ra’isul-Wasaaraha dalka Iraq

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Joe Biden bishan July 26-da kula kulmi doono RW Iraq, Mustafa Al-Kadhimi magaalladda Washington. Afhayeeda Aqalka Cad, Jen Psaki ayaa sheegtay inay Labada Hoggaamiye ka wada xaajoon doonaan Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Geesoodka ee u dhexeeya labadooda Waddan iyo […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay inuu Madaxweyne Joe Biden bishan July 26-da kula kulmi doono RW Iraq, Mustafa Al-Kadhimi magaalladda Washington.

Afhayeeda Aqalka Cad, Jen Psaki ayaa sheegtay inay Labada Hoggaamiye ka wada xaajoon doonaan Xiriirka iyo Iskaashiga Labada Geesoodka ee u dhexeeya labadooda Waddan iyo Jadwalka shaqo ee Heshiiska Istaraatijiyada ee Maraykanka iyo Iraq.

- Advertisement -

Kulankawaxaa kaloo diirada lagu saari doonaa Arrimaha Amaanka, Siyaasadda, Dhaqaalaha,Caafimaadka, Tacliinta, Dhaqanka iyo Iskaashiga Deegaanka.

Dhinaca kale, Madaxweyne Joe Biden iyo RW Iraq waxay kaloo ka wada xaajoon doonaan Dadaalada Wadajirka ee lagu xaqiijinayo in loo itaal-sheegtay Kooxda Daacish-ta ka dagaalanta dalalka Iraq iyo Syria.

Latest stories