HomeWararSoomaaliya oo ka qayb gashay shir Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shir Caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Amniga

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer ugu faaqideen siddii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa lagu soo gebagabeeyay Bishoftu, Ethiopia. Dal kasta oo IGAD ka tirsan waxaa matalayay wafdi ka kooban Saddex xubnood soomaaliya waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir Saddex maalmood socday oo xubnaha dalalka IGAD ay si qoto dheer ugu faaqideen siddii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha Amniga, kuwa dhaqaale iyo degaan ee iyaga khuseeya ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa lagu soo gebagabeeyay Bishoftu, Ethiopia.

Dal kasta oo IGAD ka tirsan waxaa matalayay wafdi ka kooban Saddex xubnood soomaaliya waxaa matalayay wafdi oo horkacayo Yuusuf Garaad Cumar oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Africa Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa shirka qeyb ka ahaa aqoonyahanno Soomaali, Ethiopian, Sudanese iyo Kenyan ah oo ka socda xaruumo cilmi baariseed ee gobolka.

Shirka oo uu Guddoomiye ka ahaa Danjire reer Sudan ah, ayaa waxaa hagayay Ergeyga Badda Cas ee IGAD.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts