HomeWararGuddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal, waxaana War-saxaafadeed uu soos aaray guddiga lagu sheegay in looga hortagi doono wax waliba oo dib u dhigi kara Doorashada iyadoo raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 Maajo lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u […]

- Advertisement -

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal, waxaana War-saxaafadeed uu soos aaray guddiga lagu sheegay in looga hortagi doono wax waliba oo dib u dhigi kara Doorashada iyadoo raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 Maajo lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.

“Si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe, GHDHF wuxuu shaacinayaa jadwalka ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 Maajo lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri Qoraal kooban oo lifaaqnaa Jadwalka ay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal.

- Advertisement -

Hoos ka akhriso Jadwalka Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal

Latest stories