HomeCaalamkaUrurka Daalibaan oo soo bandhigay Xabbad-joojin shuruudo xambaarsan

Ururka Daalibaan oo soo bandhigay Xabbad-joojin shuruudo xambaarsan

Date:

Related stories

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...
- Advertisement -

Kooxda Daalibaan waxay ku dhawaaqday Xabbad-joojin 3 bilood socon doonta, haddii ay Dowladda Afganistan iyo QM fuliyaan Shuruudaha ku xiran Xabbad-joojintaasi.

Nader Naderi oo ka mid ah Wada-xaajoodayaasha Dowladda Afganistan oo la hadlay Telefishinka 1TV News ayaa sheegay in Xabbad-joojinta hirgeli doonto marka ay Dowladda Afganistan sii dayso 7,000 oo Maxbuus oo Ururka Daalibaan ka tirsan, kuwaasi oo ku xiran Xabsiyada Dowladda Afganistaan.

- Advertisement -

Mas’uulkaasi waxa kale oo uu xusay inay Daalibaan ku baaqday inay QM ka saarto Liiska Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Dhanka kale, Dowladda Afganistan weli kama hadlin Shuruudaha Ururka Daalibaan ee ku aadan Xabbad-joojinta, iyadoo ay Maleeshiyadda Daalibaan ay qabsadeen dhul ballaaran oo ka tirsan dalkaasi.

Latest stories