HomeCaalamkaTaalibaan oo qabsatay magaalooyin waaweyn oo horleh

Taalibaan oo qabsatay magaalooyin waaweyn oo horleh

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Taaliban ayaa la wareegay maamulka degmada Wesh ee ku taal xuduudda Afghanistan ay la wadaagto Pakistan, waxaana degmadan ay noqonaysa tii ugu weyn ee istaraatiiji ah ee kooxdan ay qabsato.

Muuqaal ay sii daayeen Taalibaan ayaa muujinaya calankooda cad oo ay ku qoranyihiin aayaddaha Qur’aanka kariimka ah oo ka babanaya halkii calanka Afghanistan uu ka surnaa ee iridda marinka xadka ee magaalada Wesh ee Afghanistan.

- Advertisement -

Taliban ayaa maalmihii la soo dhaafay qabsatay marino kale oo waaweyn oo dhanka xuduuda waqooyiga iyo galbeedka dalkaasi.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay inuu kala baxayo dhammaan ciidamada Mareykanka bisha soo socota, waxaana ciidamada Mareykankuna isaga baxeen saldhigoodii ugu weynaa Afghanistan labo todobaad kahor.

Saraakiil Mareykan ah ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in Mareykanku u diri doono diyaaraddo gaar ah dabayaaqada bishan si ay u bilaabaan daadgureynta ku dhowaad 2,500 oo reer Afgaanistaan ah oo turjubaanno u ahaa dowladda Mareykanka oo hadda naftoodu ay qatar ku jirto.

Latest stories