HomeCaalamkaSaxafi u dhashay Netherland oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Saxafi u dhashay Netherland oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Peter Rudolf de Vries oo ahaa Saxafi ku xeel-dheeraa Baaritaanadda Dembiyadda ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray Toogasho bishan 6-dii loogu geystay Caasimadda dalkaasi ee Amesterdam. Saxafiga oo 64-jir ahaa waxa uu baari jirey Dembiyada loo caal waayo, isagoo taageeri jirey Qoysaska Dhibanayaasha ee Dembiyadda aan weli la xalinin. Waxa uu baaritaano ku sameeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Peter Rudolf de Vries oo ahaa Saxafi ku xeel-dheeraa Baaritaanadda Dembiyadda ayaa u geeriyooday dhaawacyo ka soo gaaray Toogasho bishan 6-dii loogu geystay Caasimadda dalkaasi ee Amesterdam.

Saxafiga oo 64-jir ahaa waxa uu baari jirey Dembiyada loo caal waayo, isagoo taageeri jirey Qoysaska Dhibanayaasha ee Dembiyadda aan weli la xalinin.

- Advertisement -

Waxa uu baaritaano ku sameeyey Faylasha in ka badan 500 oo Kiisaska dilalka,

Saxafigaasi u geeriyooday dhaawacyada waxa uu shaqada Warbaahinta ka bilaabay Wargeyska De Telegraaf oo ah Wargeyska Maalinlaha ee ugu weyn dalka Netherlands.

Peter Rudolf de Vries waxaa la toogtay bishan July 6-dii, xilli uu ka soo baxayey Dhismaha Telefishinka RTL Boulevard, waxaana laga toogtay Madaxa.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts