HomeCaalamkaQabuuro-wadareed laga hely Waqooyiga dalka Syria

Qabuuro-wadareed laga hely Waqooyiga dalka Syria

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasaarada Difaaca ee Turkiga ayaa sheegtay in maydadka 35 qof oo lagu aasaay Qabuuro-wadareed laga helay Degmadda AFRIIN ee Waqooyiga dalka Syria. Qoraal la soo dhigay Twitter-ka ayey Wasaaradu ku sheegty in laga yaabo in tirada maydadka sii kordhaan. Kooxaha Hubeysan ee PKK iyo YPG ayana lagu eedeeyey inay Qabuurahaasi ku aaseen maydadka dad ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaarada Difaaca ee Turkiga ayaa sheegtay in maydadka 35 qof oo lagu aasaay Qabuuro-wadareed laga helay Degmadda AFRIIN ee Waqooyiga dalka Syria.

Qoraal la soo dhigay Twitter-ka ayey Wasaaradu ku sheegty in laga yaabo in tirada maydadka sii kordhaan.

- Advertisement -

Kooxaha Hubeysan ee PKK iyo YPG ayana lagu eedeeyey inay Qabuurahaasi ku aaseen maydadka dad ay dileen bishii Janaayo ee sanadkii 2018-kii.

Deegaanada laga helay Qabuurahaasi waxaa ka hawl-gala Maleeshiyada Kooxda YPG ee ay Milliteriga Maraykanka taageeraan, kuwaasi oo Deegaanadaasi laga saaray sanadkii 2018-kii.

Dhinaca kale, Maleeshiyadda Kooxda PKK waxay guluf colaadeed ka wadeen Turkiga in ka badan 35-sano, iyadoo ka mas’uul ah dilka in ku dhow 40,000 oo qof

- Advertisement -

Dalalka Turkiga, Maraykanka iyo kuwa Midowga Europe waxay Kooxdaasi ku dareen Liiska Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts