HomeCaalamkaDad ku dhintay iyo kuwo lagu la’ yahay Qaaradda Europe

Dad ku dhintay iyo kuwo lagu la’ yahay Qaaradda Europe

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku geeriyootay, 30 kalena waa lagu la’ yahay daadad ku fatahay Galbeedka dalka Jarmalka. Roobab mahiigaan oo da’ay iyo Webiyo soo fatahay ayaana sababtay masiibadaasi, iyadoo ay ugu yaraan 6 dhismo ku burbureen. Boliska Jarmalka waxay maanta sheegeen inay 4 qof geeriyootay, 30 kalena lagu la’ yahay magaalladda Ahwweyler oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku geeriyootay, 30 kalena waa lagu la’ yahay daadad ku fatahay Galbeedka dalka Jarmalka.

Roobab mahiigaan oo da’ay iyo Webiyo soo fatahay ayaana sababtay masiibadaasi, iyadoo ay ugu yaraan 6 dhismo ku burbureen.

- Advertisement -

Boliska Jarmalka waxay maanta sheegeen inay 4 qof geeriyootay, 30 kalena lagu la’ yahay magaalladda Ahwweyler oo dhanka Koonfur kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Boon, kadib, markii uu karar-goostay Webiga Ahar.

Ku-dhawaad 50 qof ayaa la sheegay inay ku xayiran yihiin Saqafaka dhismayaasha, iyadoo ay guryo badan khatar ugu jiraan inay soo dumaan.

Waddooyinka Tareenada iyo Gaadiidka ayey waxyeello soo gaartay, iyadoo dhaqdhaqaaqa Maraakiibta la hakiyey.

- Advertisement -

Hay’adda Saadaasha Cimiladaee dalkaasi waxay sheegeen in Roob xooggan ka da’I doonaan K/Galbeed ee Jarmalka maanta ilaa berrito oo Jimco ah.

Dhinaca kale, dalalka Beljim, Faransiiska iyo Netherlands ayaa laga soo weriyey dhimasho iyo burbur ay sababeen Roobka Mahiigaan ee maalmahan ka da’ayo qeybo ka mid ah dalalka Europe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts