HomeCaalamkaQarax ka dhacay meel ku dhow Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Mareykanka

Qarax ka dhacay meel ku dhow Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Mareykanka

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Qaraxa ayaa la sheegay inuu Maanta ka dhacay Goob Qashin-qub ah oo lagu daadiyo hubka aan isticmaalka lahayn oo ku yaalla dhul Lama-degaan ah oo dhanka K/Bari kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Riyadh. Qiiq xooggan ayaa laga arkayey magaaladda Kharaj oo u dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Amiir Suldaan, oo ay ku sugan yihiin 2,500 […]

- Advertisement -

Qaraxa ayaa la sheegay inuu Maanta ka dhacay Goob Qashin-qub ah oo lagu daadiyo hubka aan isticmaalka lahayn oo ku yaalla dhul Lama-degaan ah oo dhanka K/Bari kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Riyadh.

Qiiq xooggan ayaa laga arkayey magaaladda Kharaj oo u dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Amiir Suldaan, oo ay ku sugan yihiin 2,500 Askar Maraykan ah iyo Diyaaradaha Dagaalka iyo Gantalladda Batriyootik ee loogu talagalay inay ka hortagaan Gantaalladda kale.

- Advertisement -

Jeneral Turki Al-Maalik oo l hadlay Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA waxa uu sheegay inuu Qaraxaasi si shil ah ku dhacay, mana jirto Khasaaro ka dhashay.

Dhinaca kale, Kabtan Rajel Buitrago oo ka tirsan Ciiddanka Maraykanka oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee AP ayaa sheegay inaysan jirin waxyeelo Ciiddankooda ka soo gaaray Qaraxaasi, isla markaana ay diyaar uyihiin inay Sacuudiga tageeraan, haddii loo baahdo.

Latest stories