HomeWararDowlad xadiday xilliga Tukashada Salaadda Ciidul Adxa iyo sababta keentay

Dowlad xadiday xilliga Tukashada Salaadda Ciidul Adxa iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Dowladda Imaraadka Carabta waxay sheegtay in la xadidi dono xilliyada ay Masaajidda furan yihiin, si loogu oogo Salaadda Ciiddul-Adxa bishan Dul-xaj 10-da oo ku beegnaan doonta maalinta Talaadada ee socota Qoraalka ka soo baxay Dowlada Imaaraadka ayaa lagu sheegay inay Masaajida la furi doono 15 daqiiqo, lana soo koobi doono Khudbadda iyo Tukashada Salaada Ciidda, […]

- Advertisement -

Dowladda Imaraadka Carabta waxay sheegtay in la xadidi dono xilliyada ay Masaajidda furan yihiin, si loogu oogo Salaadda Ciiddul-Adxa bishan Dul-xaj 10-da oo ku beegnaan doonta maalinta Talaadada ee socota

Qoraalka ka soo baxay Dowlada Imaaraadka ayaa lagu sheegay inay Masaajida la furi doono 15 daqiiqo, lana soo koobi doono Khudbadda iyo Tukashada Salaada Ciidda, si looga gaashaanto faafista Cuddurka COVID 19.

- Advertisement -

Musaliinta waxa la faray inay soo xirtaan Af-xirka, gacmaha dhaqdaan, kala fogaadaan xilliga la tukanayo iyo inaysan isa salaami salaadda ka hor ama ay inay ku kulmaan hal madal.

Waddanka Imaaraadka waxa uu ka mid yahay dalalka uu saamaynta ku yeeshay Coronavirus, iyadoo la diiwaan geliyey 653,000 oo Bukaan, iyadoo ay 631,000 ay ka bogsadeen, halka ay 1,876 oo Bukaan u geeriyoodeen COVID 19.

Latest stories