HomeCaalamkaMiliteriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay ka socdaan rabshadaha

Militeriga Koonfur Afrika oo la geeyay gobollada ay ka socdaan rabshadaha

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Militeriga Koonfur Afrika ayaa loo daabulay gobollada KwaZulu Natal iyo Gauteng kadib rabshadaha ka dhashay markii la xiray madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma.

Miiteriga ayaa laamaha amniga ka caawin doonaa sidoo loo joojin lahaa xiisadda maalmihii lasoo dhaafay gobolladaas.

- Advertisement -

Qulqulatooyinka iyo boobka maalintii shanaad ka soconaya waddanka Koonfur Afrika.

Dhanka kale maxkamadda dastuuriga ee Koonfur Afrika ayaa waxa ay haatan dhagaysanaysaa arji kaga yimid madaxweynaha hore ee xabsiga ku jira, taas oo uu ku doonayo in xukunka xabsi loogaga laabto.

Muuqaallada lasoo geliyay baraha bulshada ayaa muujinayay dad boobayo dukaamo iyo kuwa dab qabadsiinaya dhismooyin ku yaalla halkaas.

- Advertisement -

Sirddoonka Koonfur Afrika waxay sheegeen in 6 qof ay ku dhinteen rabshadaha halka 200 qof la xiray tan iyo markii qalalaasaha ay ka bilowdeen halkaas.

Booliska gobolka KwaZulu-Natal waxay dadka boobka geysanayo ku eedeeyeen inay ka faa’ideysanayaan xaaladda.

Latest stories