HomeWararFeysal Cali Waraabe “Sharci baa laga soo saaraya qofkii lagu arko isagoo...

Feysal Cali Waraabe “Sharci baa laga soo saaraya qofkii lagu arko isagoo sito Calanka Soomaaliya”

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee mucaaradka ee xukuumadda Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lasoo saari doono sharci dambi ka dhigaya in gudaha Somaliland lagu sito calanka Soomaaliya. “Sharci baa lasoo saaraya, qofkii lagu arko in uu sito calanka Soomaaliya waa dambigeeda waa la qoraya, xeer baa laga soo saaraya” Feysal Cali Waraabe oo ka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee mucaaradka ee xukuumadda Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lasoo saari doono sharci dambi ka dhigaya in gudaha Somaliland lagu sito calanka Soomaaliya.

“Sharci baa lasoo saaraya, qofkii lagu arko in uu sito calanka Soomaaliya waa dambigeeda waa la qoraya, xeer baa laga soo saaraya”

- Advertisement -

Feysal Cali Waraabe oo ka hadlayay magaalada Boorama ayaa sidoo kale sheegay in lasoo saari doono xeer tallaabo looga qaadayo dadka jeedinaya hadallada colaada horseedi kara.

Degaanada Somaliland ayaa waxaa inta badan xabsiga la dhigaa shaqsiyaadka lagu arko, iyagoo ku labbisan Calanka Buluugga ah ee Soomaaliya, kaasi oo tiro dhowr jeer ah dad badan oo u dhashay Somaliland loogu gaystay jirdil, xarig iyo musaafurin.

Latest stories