HomeCaalamkaWeerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska

Weerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Hal qof ayaa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay  weerarkaasi oo xalay ka dhacay Degmdda Klaye Soyli oo u dhow caasimadda dalkaasi ee Paris,sida ay shaaciyeen Hay’addaha Ammaanka. Nin ku hubeysanaa Tooreey oo u dhashay dalka Senigal ayaana la qabtay, kaasi oo la sheegay in Toorey ku dilay Nin dhallinyaro oo ka shaqeynayey Bakhaar lagu iibiyo […]

- Advertisement -

Hal qof ayaa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay  weerarkaasi oo xalay ka dhacay Degmdda Klaye Soyli oo u dhow caasimadda dalkaasi ee Paris,sida ay shaaciyeen Hay’addaha Ammaanka.

Nin ku hubeysanaa Tooreey oo u dhashay dalka Senigal ayaana la qabtay, kaasi oo la sheegay in Toorey ku dilay Nin dhallinyaro oo ka shaqeynayey Bakhaar lagu iibiyo Mobaylada, halka uu si xun u dhaawcay qof ka mid ah Macaamiisha oo doonayey inuu kala dhex galo.

- Advertisement -

Ninka la dilay oo ahaa Kaaliyaha Mamulaha Dukaanka lagu iibiyo Mobaylada ayaa la sheegay inuu ahaa 18-jir.

Dhinaca kale, Telefishinka dalka Faransiiska ee BFMTV waxa uu baahiyey in Ninka dilka geystay oo 62-jir ah uu ahaa qof horey Boliska ugu diiwaan gashanaa  Dembiyo la xiriira Daroogada.

Latest stories