HomeWararSomaliland oo soo saartay Digniin ku socota shacabka kunool deegaanada xeebaha

Somaliland oo soo saartay Digniin ku socota shacabka kunool deegaanada xeebaha

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Taliska guud ee Ciidanka ilaalada xeebaha Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda dadka kunool deegaanada xeebaha Somaliland, kaasi oo la xiriira dhoofinta duurjoogta. War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in mamnuuc ay tahay in dadka kunool deegaanada xeebaha ay ajaanibta ka caawiyaan dhoofinta xeywaanaadka duurjoogta. […]

- Advertisement -

Taliska guud ee Ciidanka ilaalada xeebaha Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amar cusub oo ku socda dadka kunool deegaanada xeebaha Somaliland, kaasi oo la xiriira dhoofinta duurjoogta.

War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in mamnuuc ay tahay in dadka kunool deegaanada xeebaha ay ajaanibta ka caawiyaan dhoofinta xeywaanaadka duurjoogta.

- Advertisement -

Taliska Ciidanka ayaa dadka degan dhulka xeebaha uga digay in ajaanibta ku sugan Somaliland ka caawiyaan dhoofinta duurjoogta iyo keenista kootarabanka hubka, iyagoona sheegay in ciddii falkaas lagu qabta sharci la horgeyn doono.

War-saxaafadeedka Taliska Ciidanka ayaa waxaa lagu xusay in tallaado adeg laga qaadi doono qof kasta oo shacab ah ama ajaanib ah ee lagu arko dhoofinta duurjoogta iyo keenista hubka.

Taliyaha Ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa waxaa uu dhammaan taliyayaasha saldhigyada iyo barada hoosyimaada faray inay fiiro gaar ah u yeeshaan arrimaha Diginiinta laga soo saaray.

Latest stories