HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo muddo kadib ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo muddo kadib ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo muddooyinkii dambe dalka ka maqnaa ayaa Maanta oo Axad ah dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Guddoomiye Mursal kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka iyo Mas’uuliyiin kale oo kamid dowladda Federaalka. Guddoomiyaha […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo muddooyinkii dambe dalka ka maqnaa ayaa Maanta oo Axad ah dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Guddoomiye Mursal kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka iyo Mas’uuliyiin kale oo kamid dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa muddooyinkii dambe safar shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga, isagoo halkaas kulamo kala duwan kula qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga iyo xubno kale.

Inta badan Mas’uuliyiinta dowladda Federaalka ayaa xiliyada qaarkood safaro shaqo u aada dhinaca dalka Turkiga oo kamid ah dowladdaha xirirka dhow la leh dowladda Soomaaliya, isla markaana ka taageero dhinacyo kala duwan.

Latest stories