HomeCaalamkaDowladda Afganistan oo Codsatay in laga taageero dagaalka Daalibaan

Dowladda Afganistan oo Codsatay in laga taageero dagaalka Daalibaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Afganistan waxay ugu baaqday Dowladaha Shiinaha, Raashiya iyo Hindiya inay ciiddnka Ammaanka ka taageeraan La-dagaalanka Daalibaan, oo aan laga taageerin Faragelinta Arrimaha Gudaha ee dalkaasi. La-taliyaha Madaxweynaha Afganistan ee dhanka Ammaanka Qaranka Afganistan, Xamdullaahi Muxib oo Wareysi siiyey Warbaahinta Ruusiya 24 ee dalka Raashiya ayaa sheegay inaysan doonaynin inaan Waddan ka mid ah dalalka ugu awooda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Afganistan waxay ugu baaqday Dowladaha Shiinaha, Raashiya iyo Hindiya inay ciiddnka Ammaanka ka taageeraan La-dagaalanka Daalibaan, oo aan laga taageerin Faragelinta Arrimaha Gudaha ee dalkaasi.

La-taliyaha Madaxweynaha Afganistan ee dhanka Ammaanka Qaranka Afganistan, Xamdullaahi Muxib oo Wareysi siiyey Warbaahinta Ruusiya 24 ee dalka Raashiya ayaa sheegay inaysan doonaynin inaan Waddan ka mid ah dalalka ugu awooda badan ku bedelno dal kale, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay dalalk Gobalka iska kaashan karaan Nabadda iyo Deganaanshaha

- Advertisement -

La-taliyaha waxa uu Wareysigiisa ku sheegay inay soo dhawynayaan  Taageerda Farsamo ee dhamaan dalalka dibedda ee ay gacan-saarka leeyihiin oo ay ku jiraan dalalka Shiinaha, Raashiya iyo Hindiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts