HomeCaalamkaBoqolaal qof oo lagu dhaawacay Dibadbaxyo looga soo horjeeday Yuhuuda

Boqolaal qof oo lagu dhaawacay Dibadbaxyo looga soo horjeeday Yuhuuda

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Ciiddanka Yuhuuda waxay rasaas ku fureen Boqolaal Dibadbaxayaal Reer Falastiin oo ka soo horjeeday Deegan sharci-daro oo laga dhisayey magaalladda Baytal-Laxam oo ku taalla Daanta Galbeed ee dhualalka La-haysto ee Falastiin. Ciiddanka Yuhuuda waxay Dibadabaxayaasha u adeegsadeen rasaas nool, kuwa cinjirka, Diyaaraadaha Darooniska iyo suntan dadka ka ilmeysiisa. In ka badan 370-qof ayaa lagu dhaawacay […]

- Advertisement -

Ciiddanka Yuhuuda waxay rasaas ku fureen Boqolaal Dibadbaxayaal Reer Falastiin oo ka soo horjeeday Deegan sharci-daro oo laga dhisayey magaalladda Baytal-Laxam oo ku taalla Daanta Galbeed ee dhualalka La-haysto ee Falastiin.

Ciiddanka Yuhuuda waxay Dibadabaxayaasha u adeegsadeen rasaas nool, kuwa cinjirka, Diyaaraadaha Darooniska iyo suntan dadka ka ilmeysiisa.

- Advertisement -

In ka badan 370-qof ayaa lagu dhaawacay Toogashadaasi oo ay ku jiraan 31 qof oo ay rasaas nool lagu dhaawacay.

Dibadbaxayaasha Reer Falastiin waxay gubeen Taayaro, waxayna dhagxaan ku tuurayeen Ciidadnka Israel oo iyagana adeegsanayey rasaas kala duwan.

Ururka Bisha Cas ee Reer Falastiin waxay sheegeen in 379 qof la dhaawaxay, iyadoo 31 ka mid ah rasaas nool lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Iska-horimaadyo noocaasi ah ayaa waxay shalay oo Jimco ahayd ka dhaceen Degmooyinka Kafar Qduum iyo Beyt Dajab, halkaasi oo Tobaneeyo qof oo Reer Falastiin ah laga daaweeyey waxyeello ka soo gaartay sunta dadka ka ilmeysiisa ee loo adeegsaday.

Latest stories