HomeCaalamkaJoe Biden oo difaacay go'aankiisa uu Ciidamada milatariga ugala baxayo Afghanistan

Joe Biden oo difaacay go’aankiisa uu Ciidamada milatariga ugala baxayo Afghanistan

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisa uu ciidamada milatariga ugala baxayo Afghanistan, isagoo sheegay in howlgalada Mareykanka ay dhamaan doonaan 31 Ogoosto. Biden ayaa ayaa sidoo kale difaacay sida xowliga ah ee u socdo bixitaanka ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay in ciidamadu badbaadiyeen nafaf badan. Hadalka Mr Biden ayaa imaanaya iyadoo kooxda mintidka ah ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisa uu ciidamada milatariga ugala baxayo Afghanistan, isagoo sheegay in howlgalada Mareykanka ay dhamaan doonaan 31 Ogoosto.

Biden ayaa ayaa sidoo kale difaacay sida xowliga ah ee u socdo bixitaanka ciidamada Mareykanka, isagoo sheegay in ciidamadu badbaadiyeen nafaf badan.

- Advertisement -

Hadalka Mr Biden ayaa imaanaya iyadoo kooxda mintidka ah ee Taliban ay sii wadaan inay gacanta ku dhigaan qaybo badan oo dalkaas ka mid ah.

Ciidamada Mraykanka ayaa Afghanistan ka dagaallamayey ku dhawaad 20 sannadood, ka dib weerarkii argagixiso ee 11 September ee sannadkii 2001-dii.

Latest stories