HomeWararFaah faahino dheeraad ah oo kasooo baxaya Qarax ka dhacay Gobolka Mudug

Faah faahino dheeraad ah oo kasooo baxaya Qarax ka dhacay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka aan ka helayno deegaan u dhaxeeya Qeyacad iyo Bacaadweyne ee koofurta gobolka Mudug ayaa ku warramaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro badan dhaliyay,waxana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo laga helayo Qaraxaasi. Wararku waxaa ay tilmaaamayaan in Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ahi ay Miino kula kacday deegaan […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno deegaan u dhaxeeya Qeyacad iyo Bacaadweyne ee koofurta gobolka Mudug ayaa ku warramaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro badan dhaliyay,waxana kasoo baxaya faah faahiino dheeraad ah oo laga helayo Qaraxaasi.

Wararku waxaa ay tilmaaamayaan in Gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ahi ay Miino kula kacday deegaan u dhaxeeya Qeyacad iyo Bacaadweyne oo ka tirsan koofurta gobolka Mudug.
Inta la xaqijiyay labo qof oo shacab ah ayaa ku geriyootay, halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen, sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka.

- Advertisement -

Degaanka Qaraxu ka dhacay ayaa ka mid ah degaanno dhawaan Al-shabaab laga qabsaday, kaasi oo dagaallo xooggani ay ka dhaceen, waxana la soo sheegayaa in dhaawacyo aad u liita ay soo gaareen dadka rakaabka ahaa, maraka laga tago labada qof ee ku dhimatay.

Latest stories