HomeCaalamkaTurkiga oo gacan ka geysan doona Dib-u-dhiska Dekedda Beyruut ee Lubnaan

Turkiga oo gacan ka geysan doona Dib-u-dhiska Dekedda Beyruut ee Lubnaan

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Madaxa Golaha Xiriirka Dibedda ee Goblaha Gnaacsiga ee Turkiga iyo Lubnaan, C/qaadir Akus ayaa sheegay inay Turkiga dhawaan qalab u daabuleen Lubnaan, si loogu dayactiro Dekedda Beyruut oo uu qarax xoogan burburiyey bishii Agost ee sanadkii hore.

Shabakadda Wararka ee Al-Nashra ayaa qortay inuu Mas’uulkaasi sheegay inay Turkiga khibrad u leeyihiin dhismaha Dekedaha, isla markaana ay noqon karaan Murashax ku wanaagsan dhismaha Dekeddaasi.

- Advertisement -

Maamulayaasha Lubnaan waxay sheegeen in Dib-u-dhiska Dekedaasi ku bixi doono lacag dhan 15 Bilyan oo Dollar.

Latest stories