HomeWararRW Rooble oo kormeer ku tegay Taliska qeybta 43aad ee Ciidanka xoogga...

RW Rooble oo kormeer ku tegay Taliska qeybta 43aad ee Ciidanka xoogga dalka

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey Taliska qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga ayaa ku boggaadiyey difaaca dalka iyo howlgallada ay ku beegsanayaan Al-shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa bogaadiyay Howlagalada iyo difaaca ay kaga jiraan dehaanadaasi, waxaana sidoo kale uu sheegay in si gaar ah ay uga jwaabi doonaan baahiyaha Ciidanku qabaan, iyo sidoo kale agabyada ay u baahan yihiin.

“Waxaan maanta booqday Taliska qeybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Geesiyaasha way ku mahadsanyihiin sida nafhurnimada leh ee ay ugu heellanyihiin difaaca dalka iyo dadka. Waxaa naga go’an in aan ka jawaabno baahiyaha ciidankeenna ee agab, tababar iyo taageero walba ee ay u baahan yihiin”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar daarmay ciidanka inay dar dargeliyaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab ee guud ahaan dalka looga ciribtirayo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories