HomeWararNatiijada Imtixaankii Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Dugsiyada G/Banaadir oo la shaaciyay

Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Dugsiyada G/Banaadir oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa maanta lasoo Bandhigay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka 2020-2021, waxaana Muqdisho lagu qabtay Munaasabad ay ka qaybgaleen Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Gobolkani Banaadir, iyadoo sidoo akle la shaaciyay 10 ka arday ee ugu horeysa ee galay kaalma hore. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar […]

- Advertisement -

Waxaa maanta lasoo Bandhigay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka 2020-2021, waxaana Muqdisho lagu qabtay Munaasabad ay ka qaybgaleen Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Gobolkani Banaadir, iyadoo sidoo akle la shaaciyay 10 ka arday ee ugu horeysa ee galay kaalma hore.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo ah halka lagu qabtay Munaasabadda kaga qeybgalay soo Bandhigidda Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad Dugsiyada Gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka 2020-2021.

- Advertisement -

Munaasabadaan oo ay soo qaban-qaabiyeen Agaasinka Waxbarashada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Madaxda sare Maamulka Gobolka Banaadir, Madaxda Maamulada Degmooyinka, Bahda Waxbarashada, Waalidiin iyo Marti Sharaf kale, iyadoona halkaasi lagu shaaciyay Ardaydii ku guuleysatay 10 Kaalimood ee ugu sareysa.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho ayaa Hambalyo iyo Boogaadin u diray dhamaan ardeydii u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Sanad Dugsiyeedka 2020-2021, Asigoona ardeyda gudubtay iyo kuwa Hartayba ku Amaanay dadaalka ay muujiyeen. Waxa uuna kula dar-daarmay in lagu dadaalo Waxbarashada si Bulshada u noqdaan kuwo aqoon leh oo jahliga la dagaalama.

Latest stories